Raadi Hotel & Qol

Ballan online ah — degdeg, fudud, ammaan ah

Qiimaha saxda ah · Discount hotel profile · Sharciga hotelka

Ma haysatid akoon? Is diiwaan geli

Dooro nooca guryaha

Dooro hotels ama apartments si aad u bilowdo raadinta

Ku saabsan Hilaal Booking

Hilaal waxay kaa caawisaa inaad online ka raadsato oo aad ka ballansato qolalka hotel-yada — si degdeg ah oo ammaan ah.

Is barbar dhig hotels iyo qolal magaalooyinka Soomaaliyeed, eeg qiimaha dhabta ah iyo discount-yada, oo xaqiiji ballantaada OTP telefoon ah. Ganacsi iyo qoys midna ha ahaatee, Hilaal waxay kugu xirtaa hotels la aamini karo meel keliya.

Raadi & is barbar dhig

Sahamin hotels iyo qolal magaalada, taariikhaha, iyo martida.

Ballan fudud

Ku gal telefoonkaaga — eray sir ah looma baahna.

Ammaan & cad

Qiimo cad, discount, iyo xeerarka ballanta.